Archived Radio

Jabuuti- Monday, May 12, 2008

Wadahadaladii dhanka dib u heshiisiinta Soomaalida oo la isku mari waayay qodoba xasaasi ah


Wararka ka imaanaya magaalada Jabuuti ee caasimada wadanka Jabuuti ayaa sheegaya in la isku mari waayey wadahadaladii dhanka dib u heshiisiinta ee lagu waday inay isugu yimaadaan ergooyinka ka socda dawlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta Soomaaliya
Full Story
::Other Top News::
Gudiga Abaabulka,Kormeerka iyo Isku-dubarridka SSC oo go'aamo ka soo saaray Magaalada Tukaraq :Daawo
Shirka Jabuuti oo berri la filayo in si rasmi ah u furmo & khilaaf ka dhextaagan Mucaaradka
Kulan nabad galyada looga hadlayay oo dhex maray odayaasha Gobolka Cayn iyo Saraakiil itoobiyaan ah
Dhageyso wararkii ugu dambeeyay ee dalka oo uu xafiiska Xargaga Online ee Xamar idiin soo tabinayo
Weerar lagu qaaday Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Maaliyada Somalia oo gaadiidna lagga qabsaday
Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo Xabsiga u Taxaabay Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC

::Xargaga Online News::

Gudoomiyaha Xusbiga Somali National Party Keyse Cali Qawdhan oo ku sugan buuhodle

Buuhoodle-: May 8, 2008
Xargaga OnlineWareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay Xargaga Online la yeelatay Keyse Cali qowdhan gudoomiyaha xisbiga Somali National Party,wareysigan waxaa inoo qaaday maamulaha shebekada xargaga online oo beryahan shaqo u joogey gobolka Cayn....

Wareysi shebekada Xargaga Online la yeelatay gudoomiyaha Somalidiid gobolka Sool Cali Sandulle..

Laascaanood-: May 8, 2008
Xargaga OnlineCali Sundulle oo ka mid ahaa saraakiisii u dhalatay gobolka Sool garabka Soomaali-land xoogana ku qabsatay magaalada Laascaanood ayaanu khadka telephonka kula xidhiidhnay isagoo ku sugan magaalada Laascaanood (Faldlan fur hoos si aad u dhegeysatid)...

Roobab lagu diirsaday oo ka da'ay deegamo badan oo ka tirsan SSC, Daawo Sawirada Baliyada Buuhoodle

Buuhoodle-: May 8, 2008
Xargaga OnlineRoobab lagu diirsaday ayaa xalay si wacan uga da'ay deegamo badan oo ka mid ah SSC gaar ahaan gobolka Cayn,Xargaga Online waxa aay idiin soo gudbin muuqaalo qurux badan o ku sabsan baliyadi Buuhoodle oo saaka buux dhaafay Daawasho Wacan.

Tuug gacmeed u dhacay Aqal Madaxweyne Hanti qaali ahna ka qaatay

Pretoria: May 8, 2008
Xargaga OnlineTuug gacmeed ayaa u soo dhacay hoyga rasmiga ah ee uu ka degan yahay Madaxweynaha South Africa Thabo Mbeki caasimada dalka ee Pretoria, dabayaaqadii todobaadkii tagay, sidaa waxa asheegay Booliska dalkaasi.

Dhageyso wararkii ugu dambeeyay ee dalka oo uu xafiiska Xargaga Online ee Xamar idiin soo tabinayo

Mogadishu: May 7, 2008
Xargaga Onlinehalkan ka dhageyso warkii dalka hooyo ee maanta oo taariikhdu tahay 7 may 2008 waxaan si toos ah la idinka soo tabaniyaa xafiiska Xargaga Online ee magaalada Muqdisho, Warkan ayaad maalinkasta dhageysan kartaa Xargaga Online marka laga reebo Jimcaha .

Wasiirka Amniga Cabdulahi Siciid samatar oo beeniyay in ciidamo la keenayo Puntland

Garowe: May 7, 2008
Xargaga OnlineWasiirka amniga DGPL Cabdulahi Siciid Samatar oo wareysi gaar ah siiyey maanta May 7,2008 warsidaha GO ayaa sheegey in xaalada amaan ee Puntland meel fiican mareyso inteeda badana la saxay waqtigaan.

Barack Obama took a big step toward the Democratic presidential nomination with an easy victory ..

Reuters-: May 7, 2008
Xargaga OnlineThe results helped Obama widen his lead over Clinton in the grueling Democratic duel for the right to face Republican John McCain in November's presidential election with just six nominating contests remaining...

Djibouti: Eritrea military buildup on border a provocation

New York-: May 7, 2008
Xargaga OnlineThe tiny port nation of Djibouti, a key U.S. ally in the Horn of Africa, has urged the U.N. Security Council to take immediate action to prevent a conflict with its northern neighbor Eritrea.

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun...Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun..Inaa Lilaahi wa Inaa

Toronto-: May 6, 2008
Xargaga OnlineDhamaan jaaliyada Soomaalida ee Toronto,hawlwadeenada iyo shaqaalaha xargaga Online waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan (Ayaan Adan Baxnaan),waxayna uga tacsiyadeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi wiilkeeda alle ha u naxariistee Mohamed Abdi Warsame....

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo la qaatay dhigiisa dalka France iyo masuuliyiin kale

Paris: May 6, 2008
Xargaga OnlineMadaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku sugan dalka France ayaa shir jaraa'id qabtay kaddib kulan uu la qaatay Madaxweynaha dalkaas Nocolas Zarkozy, waxaana shirkiisaan jaraa'id uu kaga hadlay arrimaah nabadgalyada, dib u heshiisiinta iyo sicirbararka ka jira Somalia.

Mudaaharadyo maalintii labaad ka socda Muqdisho ee loogo soo horjeedo diidmada shilin Somaliga

Muqdisho: May 6, 2008
Xargaga OnlineBoqollaal qof oo careysan ayaa maalintii labaad isugu soo baxay suuqayada iyo waddooyinka waaweyn ee Muqdisho, waxaana xiran gabi ahaan goobaha ganacsiga iyo suuqyada waaweyn.Isku-soo-baxayaasha, ayaa waxay dhagaxtuurayaan gaadiidka iyo goobaha ganacsiga ee furan si ay uga jawaabaan diidmada Shillinka Somaliga, waxaana dadku ay ku dhawaaqayaan erayo ku liddi ah ganacsatada Gobolka Banaadir.

Maamulada u adeega Itoobiya ee Puntland & Somaliland oo hal nin u soo wada magacaabay Buuhoodle.

Buuhoodle-: May 6, 2008
Xargaga OnlineWaa Dhacdo layaab leh oo laga dheehan karo Maamulada local ka ah ee Puntland iyo Somaliland ee isku xiliga ah, dadka manta ka muuqda labadaa maamul ee hogaanka u haya ayaa waxay u badan yhiin (political nomination) oo macnaheedu yahay magacaabista siyaasada utaagan

Banaanbaxyadii Muqdisho ka socday ee looga soo horjeeday diidmada Lacagta Duugowday ee Kunka Shilin

HOL-: May 5, 2008
Xargaga OnlineWaxaa sii xoogeystay banaanbaxyo saaka ka bilowday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay dhigayaan Dad ka careysan diidmada lacagta duugowday ee Kunka shilin, iyadoo haatan ay gebi ahaanba istaageen isu socodka Dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga ee magaalada Muqdisho...
::Maqaalada::
Wareysi Cali Sandulle-Xargaga Online
Isimada ssc oo ay wareysatay shebekada Xargaga Online(Tukoraq)
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad Abdillahi M Guleed shirkii Naalaye Axmed(Garoowe)
Wareysi Cismaan Hassan haji Omar(Badawi)
M/xigeenka Puntland Mudane Xasan Daahir Afqudhac
(Buuga Tacsida Garaad Ismaaciil)Fadlan ku soo dir tacsidagaraadismail@xargaga.com
Dr Barkhadle oo wareysi gaar ah siiyey Xargaga Online
Barnaamijka Martida Todobaadka [M Khaawi]
Halkan ka Dhegeyso Banaanbaxii iyo doodi VOA Washington
::Muuqaalo::
Daawo war saxaafadeed Ali Jama Jengeli
Halkan ka dhegeyso wareysi xildhibaan Ali Baashe
Garaad Abdillahi M Guleed oo ku sugan Tukaraq
Halkan ka dhegeyso Mohamed Khaawi
Wareysi Sheikh Shariif Sheikh Ahmed January 11,2008
Hogaamiye kooxeed Dahir Riyaale oo u jawaabey A.Yussuf
Cade Muuse oo ka hadlaya Afduubkii shaqaalaha MSF
Prime Minister Nur Hassan Hussein wareysi muuqaal ah
Murtida Maanta iyo maansadii Osman Abdi Nuur Xaashi
Dood dhexmartay Mudane M A Hashi iyo Calooshii u Shaqeyste Casoowe
   

Xargaga Online. All Rights Reserved. Design by Sheelco, Inc